Iran oo shaacisay magaca iyo Sawirka nin lagu tuhmayo Weerarkii Xarunta Nukliyeerka

Waxaa dhawaan weerar khasaaro xoogan uu kasoo gaaray xarunta Nukliyeerka Natanz uu ka dhacay dalka Iran, waxaana weerarkan dowlada Iran ku tuhmeysaa in ay ka dambeesay maamulka Israa’il. Telefishinka dowladda Iiraan ayaalaga baahiyay magaca iyo sawirka nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz. Reza Karimi ayaa … Continue reading Iran oo shaacisay magaca iyo Sawirka nin lagu tuhmayo Weerarkii Xarunta Nukliyeerka